Haweeney ka soo dhacday dayuurada Emirates oo ka kaceysay garoonka Entebbe

Haweenay ka mid aheyd shaqaalaha marti-soorka duulimaadyada ee shirkadda Emirates Airline ee dalka Imaaraatka Carabta ayaa geeriyootay kadib markii ay ka soo dhacday diyaarad. Dhacdadan ayaa waxay ka dhacday garoonka Entebe ee caasimadda dalka Uganda, halkaasoo la sheegay in ay ka soo fakatay mid ka mid ah albaabada dayuurada oo furnaa xili ay kaceysay dayuurada … Continue reading Haweeney ka soo dhacday dayuurada Emirates oo ka kaceysay garoonka Entebbe